Posts

Showing posts from February, 2023

waa kuma daawoyqaanku?

Image
  Waa kuma daawoyaqaan?    Daawoyaqaanku waa qofka bartay daawada sida ay u shaqayso, dhibatooyinka ay keento, kana soo baxay kuliyada dawooyin ka lugu barto. Qof kasta oo bartay caafimaadka ma noqon karo dawo yaqaan.  Dawoyaqaanku waxa u yaqaana samaynta dawooyinka dhibkooda, faidadooda iyo habka loo isticmaalayo dawadda.  Qofka dawoyaqaanka ah marka u bukaan siiyo daawo waxa u garanayaa dhamaan faai’dada dawadaas habka loo isticmaalayo iyo khasaaraheedaba. Marka uu dhib ka yimaado dawada waxa u garanayaa habkii u ku xalin lahaa dhib kaas.  Waana sababta aynu u doonayno in ay gaadh hayeen u noqdaan aqoonyahanada dawoyaqaanku oo mesha looga saaro dad aan aqoonta u lahayn ee ka ganacsanaya dawada halistana ku haya cafimaadka bulshada. Dawoyaqaan ku rag iyo dumar waxa uu awood u leeyahay in uu bukaanka u jeheeyaan nidaamka casriga ah ee qaab qadashada dawada oo ah mid bulshadeena u diidaaya in ay daawada u isticmaalaan si maalin leh ah taas oo a...

Faa'idooyinka ay leedahay kaydinta shahwada ragga iyo Guulo cajiiba

Image
 Shahwadu waa dheecaanka masuul ka ah raganimadda ninka (semen). Dheecankan waxa la dhahaaa (semen ama tastestrone).  waxay inamadu isku arkaan da'dda 15jir mararka qaarna waxay ku xidhan tahay nafaqada ay yaraanimada isticmalaan, waanu kasoo hormari karaa waanu ka dib dhici karaa, waa Dhecaanka masuul ka hore usocodka iyo guulaha uu ninka ragga gaadho.  Waxa uu masuul ka yahay Calamadaha raganimada sida codka, timaha gadhka, muruqyada iyo dhalmada ragga. Dheecankan waxa uu masuul ka yahay ahaanshaha ninimadaada, maamulida, waxbarashada, iyo hurumarka.  Waxaaynu halkan kaga hadlaynaa dhibatooyin ka ay leedahay inaad daadiso shahwada iyo Faa'idooyinka kaydinta shahwada.  Dhibka ay leedahay daadinta shahwada 1-fahan yaraanta iyo xasuus xumida.  Dheecankan marka la sii daayo oo qofku u isticmaalo sifo qaldan iyo mid saxsan waxa baxaaya faytamiino badan oo luugu talo galay in ay maskaxdu isticmaasho, waxaana yaraanaya nafaqada jidhka oo dhan gaar ahaan maskaxda...

Waa sidee qaab nololeed kaagu?

Image
 Ma u malaynaysaa in aad cafimaad qab usii nolaan doonto hadii aad usii noolaato qaabka aad hada u nooshahay?  Waxa jira qaabab badan oo hadii aad imika u nooshay kugu sababi karaan xunuuno degdega iyo cafimaad daro. 1_ inaad so kacdo gaadhi raacdo shaqada da tagto, habeenkiina aad gaadhi kuso noqoto oo gurigaaga sidaas ku timaado. 2_inaad cunto cunto daqiiq u badan in ka badan laba ama sedex Mar maalintii. 3_inaad habeenkiina cunto cuntoo hilib leh oo xoogan in yar ka hor intaanad seexan. Qodobadan aynu kor kusoo qornay waa qaar ka mid ah qaab nololeedka bulshadeenu u badan tahay, waxaanay halis ugu jiraan xanuunada ay kenaan qaab nololeed ku. Hadaba hadii aadka mid tahay dadka sidan u nool waxa aad u baahan tahay waxka badal. Qaab nololeed kaaga ood badashaa waxa uu ku horseedi karaa inaad ku noolaato nolol cafimaad qabta. 1_subixii markaad so kacdo saacad ama wax yar jidhkaaga kala bixi, jidhkaagu waxa uu jiifay xalay oo dhan waanu isgalay waxa u baahan yahay inaad jimicsi ...