10 siyaabod ood kor ugi qaadi karto Testosterone (dhecanka raganimada) dhecaanka guusha.

10 siyaabod ood kor ugi qaadi karto Testosterone (dhecanka raganimada) dhecaanka guusha. Kusoo dhawow qormo xiiso badan oo aan ku filaaqaynaayo dhecaanka testosterone ka kaas oo muhiim ah marka laga hadlaayo raganimadda iyo hurumarka ninka ragga iyo cafimaadkiisa. Waa maxay testosterone? Maxay faaido u tahay? Sidee ayay u saamaysa muqaaalkaaga iyo maskaxdaada cafimaadkooda. Testosterone waa dhecaan dabeeciya uu soo saaro jidhku rag iyo dumarba. Dheecanka waxa uu masuulka yahay inuu inanka nin ka dhigo oo calamadaha ninimadiisa ayuu so saara, sida timaha gadhka codka. Sidoo kale waxa uu masuulka yahay xooganaanta lafaha iyo murqaha ninka iyo dhalmada sidoo kale waxay ka qayb qadataa soo sarintaanka unagyada dhiiga cas. Marka la qiyaasayo cabirka inta ay marayso testosterone taadu waxa lagaa qaadaya dhiiga oo laga badhaya ama dhecaanka laftiisa. Ninka cafimaad ka qaba qiyaasta saxda ee lugu talo galay testosterone tiisa inay ahaato waa 300 ilaa 1000 nanograms/dl. ...